Hargeysa (WJN) – Fadhigii ay saaka yeesheen Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland oo shir-gudoominayay guddoomiyaha golhaasi Baashe Maxamed Faaarax, ayaa Xildhibaanadu waxa ay dood adag ka yeesheen xaalada guud ee dalka, khilaafka Xisbiyada qaranka iyo arimo kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com