War-Saxaafadeed….
Xisbiga Kulmiye: Xil Magacaabis Lagu Sameeyay Dhismaha Xisbiga Kulmiye Ee Garabka Dhalinyadarada ee dalka Swedan .
Juli 21/ 2017 |
XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE
………………………………………….
Ujeedo :xil Magacaabis
OG: Guddiga Fulinta Xisbiga Kulmiye
Swedan Gudoomiyah Kulmiye ee Swedan .
OG: Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Swedan
OG: Gudoomiyeyaasha Laamaha Xisbiga Swedan.
OG: Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Hargeysa S/LAND
OG: Xoghayaha Guud Xisbiga kulmiye Hargeysa S/LAND
Kadib markan wada tashi la sameeyay hogaanka Xusbiga kulmiye ee sweden.
Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Garbak dhalinyad ee swedan xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga
Ka dib markii hogaanka sare ee Swedan isla qaatay in la buuxiyo xilkii banaanaa ee Garabka. Dhalinyard
Ka dib markii hogaanka xisbigu isla qaatay baahida loo qabo in la dardargeliyo oo la dhaqaajiyo garabka dhalinyarada Ee dalka Swedan
Ka dib markii hogaanka xisbigu ku qancay inye xilkaas ka bixikaran waxaanu isla qaadanay in lagabilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 21juli 2017 Loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Guddida Garbaka dhalinyrad ee xisbiga KULMIYE.Swedan
1=Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Garabak Dhalinyad swedan
Abdullah Ibrahim ismail
2=Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Garabka dhalinyad. Swedan
Ahmed caaqil Abdulaah mohamed
3=Xoghayah garabka dhalinyarada ee swedan Xareed maxamed omer
4 =Afhyanka Garbka dhalinyad Swedan
Khayre ibrahim Ali
5 =Gudoomiyeh Abuubalka Iyo wacyi galinta Abdihakim abubakar farax abdilahi
6=Xogahaya Abaabuulka iyo WacyiGalinta swedan Umulkhayar maxamud
7=Sacid Cabdi Cismaan (Siciid Africa ) Gudoomiyah a xidhiidhka saxafad. Ee garabka dhalinyarada
8= Cabdisalan jamac aden Gudoomiyaha Garabka dhalinyarta Ee Goblka småland
Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilalkooda xisbiga KULMIYE. EE SWEDAN.
ALLAA MAHAD LEH
Guddoomiyaha garabka dhalinyarada ee Xisbiga KULMIYE ee Swedan.
Mohamed bulshaawi