WARAR
-
Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Ka Hadlay Xiliyada Ugu Wanaagsan Ee Ducada La Aqbalo
Sheikh maxamed cali gadhle oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay fadliga ramadaanta gaar ahaan tobanka danbe iyo xiliyada uguu wanaagsan ee la aqbalo ducada.
https://www.youtube.com/watch?v=dy25VXaIkh4...
Tuesday, March 25, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta (25.03.2025) ka qayb galay Shirka Siyaasadda Caafimaadka Qaranka JSL oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, laguna ...
Tuesday, March 25, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ก
Sheekh (W,N)-ย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta tababar uga furrey dugsiga tababarka Ciidanka Qaranka ee Cabdillaahi feedheeyey ee Degmadda Sheekh Dufacadii ugu horre...
Saturday, March 22, 2025
-
Wasiirka Dawladaha Hoose Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga ka jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Magaalada Wajaale, Kuwo Kale Dhagax Dhigay.
TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka dawlaha hoose iyo horumarinta magaalooyinka oo ay weheliyaan maamulka goblka gabiley, maayarka magaalada gabiley iyo degmada wajaale ayaa xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgaliyay magaalada wajaale halk...
Saturday, March 22, 2025
-
Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Taiwan Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Iyo Arimaha Ay Ka wada Hadleen!
Taipei โ(W,N)- Waxa sharaf ii ahayd in aan la kulmo Dr. Lin Chia-Lung, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Shiinaha (Taiwan), halkaas oo aan wada yeelanay wada-hadal midho dhal ah, qoto dheer kuna saabsan xoojinta xidhiid...
Friday, March 21, 2025
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Kulan Afur iyo Casho ah la qaatay qaybaha kala Duwan Ee Bahda Garsoorka Dalka.
18/09/1446-17/03/2025-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Yoonis Axm...
Tuesday, March 18, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข ๐ ๐จ๐ ๐จ๐ฅ ๐ฑ๐๐๐๐ก๐๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ง๐๐๐๐๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ฅ๐ ๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐ฌ๐ข.
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdiย iyo weftiga uu hoggaaminayo ee Toddobaadadii ugu dambeeyey ku sugnaaย Magalaada Ceerigaabo ayaa magaalada Ceel Afweyn kulan loogu sii gogol xaadhayo sh...
Tuesday, March 18, 2025
-
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degtay Qalabkii Ugu Tirada Badnaa Ee Dhismaha Wadooyinka
GABILEY(W,N)-Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa alasoo degtay qalabki ugu tirade badnaa ee dhismaha wadooyinka
Maamula dawlada hoose ee gabiley oo uu gadhwadeen ka yahay maayar axmed ciisood oo xilka maayarnimo hayay mudo la...
Tuesday, March 18, 2025
-
Wasiirka Biyaha Jsl oo Ceel biyood ka dhagax dhiga Gobolka Selel.
Wasiirka Wasarada Horumarinta khayraadka Biyaha Somaliland oo ay weheliyaan guddomiyaha gobolka Sallel iyo masuuliyiin kale ayaa degaanka Hilawle oo ka mid ah degaanada hoos yimaada degmada Saylac ka dhagax-dhigay Ceel biyood Riig...
Saturday, March 15, 2025
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley oo kormeer kusoo maray garoomada kubada cagta ee gabiley iyo arabsiyo!
Badhasaabka Gobolka Gabiley maxamed cabdilaahi bookh ayaa galabka kormeer kusoo maray garoomada kubada cagta ee magaalooyinka gabiley iyo arabsiyo oo ay ka socdaan tartanka koobka bisha ramadaan.
https://www.youtube.com/watch?v...
Saturday, March 15, 2025
-
Warbaahin Caalamiya Oo Waxka Qortay Qorshaha Maraykanka Ee Aqoonsiga Somaliland.
Wargeyska The Financial Times, ayaa sheegay in sarkaal Maraykan ahi u sheegay in ay bilaabmeen wadahadallo ku wajahan suurtogalnimadaย in Maraykanku aqoonsanayo Madaxbannaanida Somaliland.
Warsidaha The Financial Times wuxuu i...
Friday, March 14, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Ciidamadii Kusoo Dhaawacmay Dagaalkii Deegaanka Buqdharkayn!
Hargeysa, (W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa waxa uu maanta Cisbitaalka weyn eeย Hargeysa ku booqday, mid midna u dul istaagay askar ka tirsan geesiyaada Ciidamada Qar...
Friday, March 14, 2025
-
Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Somaliland
Sheekhul Baladka Magaaalada Boorama Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=vNQYe6AamTk...
Friday, March 14, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Abaalmarino Qaaliya Gudoonsiiyay Ardaydii (๐ฐ๐ข๐ข๐ฅ๐๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐๐) Ee Ugu Sarreeyey Tartanka Xifdiga Qurโaanka kariimka ah
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Hargeysa, 13.03.2025
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaaย Abaalmarinoย kale duwan oo qaali ah guddoonsiiyey A...
Friday, March 14, 2025
-
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Kuxigeenka Dib Udajinta Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dib-u-dejinta iyo arrimaha bani'aadannimada JSL, Mudane Cabdiraxmaan shidde bille iyo Agaasimaha Guud Mudane Mukhtaar Cabdi Jaamac (Baaxo) ayaa safar shaqo ku Tagay Magaalo madaxdaย Gobolka Awdal Ee ...
Wednesday, March 12, 2025
-
Shirkii Golaha Wasiirada jsl Iyo Nuxurka Qodobadda kasoo Baxay
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Hargeysa,Fadhigii 12-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed C...
Wednesday, March 12, 2025
-
XOG CULUS; Maxaad Kala Socotaa Xadhig Goโan Oo Sababay Culayska Internet-ka Ee Laga Dareemay Afrikada Bari!
Waxa goโay xadhigga internet-ka badda hoosteeda mara ee adeega internet-ka gaadhsiiya Afrikada Bari, waxaanu dhaawacani gaadhay xadhig dhererkiisu yahay 15,000 km oo isku xidha Pakistan, Bariga Afrika iyo Yurub, magaciisana loo ...
Sunday, March 9, 2025
-
Madaxwayne Cirro Oo Kulan Afur ah Usameeyay Madaxwaynayaashii Hore Ee Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa caawa fiidkii kulan Afur ahย ย ugu sameeyey hoygiisa Madaxweynayaashii 3-aad iyo 5-aad ee Somaliland Muddane Daahir Riyaale Kaahinย iyo Muddane M...
Sunday, March 9, 2025
-
Wasiirka Beeraha & Weftiga Uu Hoggaaminayo Oo Gaadhay Degmada Baki Ee Gobolka Awdal.
Baki (W,N) - Wasiirka Wasaaradda horumarinta Beeraha JSL Mudane Maxamuud Cige Yuusuf iyo Agaasimaha guud ee Beeraha Eng Cabdirisaaq Axmed Gaas oo ay weheliyaan masuuliyiin kale, ayaa gelinkii dambe ee Maanta gaadhay degmada Baki.
...
Sunday, March 9, 2025
-
Maxaad Kala Socotaa Khilaafka Madaxwaynihi Hore Muuse Biixi Iyo Maxamed kaahin.!?
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Maxamed Kaahin
Maka Dabaalan Doonaa Daadadka Siyaasadeed ee Kaga Soo Rogmanaya Saaxiibkii Hore, Madaxweyne Muuse Biixi?
Xisbiga Kulmiye, oo muddo dheer ahaa xisbiga haya talada Somaliland, wuxuu...
Sunday, March 9, 2025
-
๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ช๐๐ซ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ก.
CEERIGAABO(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey oo maalintii 14 aad safar shaqo ku jooga Gobolka Sanaag ayaa maanta ka qayb- galay, munaasabad ballaadhan ...
Sunday, March 9, 2025
-
Xukuumada Somaliland Oo Dil Toogasho ah Ku Fulisay Gacan ku Dhiiglihii dilay Taliye Marxuum Cabdi Cali Nuur
Xeer-Ilaalinta Guud ee Ciidamada Qaranka JSL , ayaa saaka fulisay qisaasta Gacan-ku-dhiigle Ex, Bol, Maxamuud Cali Nuur oo loo qisaasay Marxuum Ex. Gaashaanle, Cabdi Cali Nuur iyo Gacan-ku-dhiigle Shibil Saalax Isaaq Muxumedย oo ...
Saturday, March 8, 2025
-
Madaxweynaha Jsl Oo Sabootiyay Saraakiil ciidamada katirsan oo Deeq Waxbarsho ka Helay Dalka Taiwan.
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) (oo wehelinayaan Wasiiro, Taliyaha Ciidanka Booliska, Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Mil...
Saturday, March 8, 2025
-
Maayarka Gabiley Oo Booqday Taliska Guud Ee Ciidanka Dab-demiska Qaranka
Maayarka Magaalada Gabiley, Mudane Axmed Maxamed Axmed (Ciisood), ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Taliska Guud ee Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland ee magaalada Hargeysa.
Maayarka ayaa si diiran halkaas loogu ...
Thursday, March 6, 2025
-
Shirkad laga Leeyahay Dalka Jarmalka Oo Warbixin Kasoo Saaray In Hargaysa Biyo Ku Filan Helo Karto!
Shirkad laga leeyahay dalka jarmalka islamarkaana mudo ku hawlanayd xogta biyaha magaalada hargaysa oo la filayo in hesho biyo wada gaadha caasimada ayaa rajo wanaagsan ka muujisay filashada biyaha caasimada.
https://www.youtub...
Thursday, March 6, 2025
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Abniga jsl Oo Kulan La Qaatay Madax ka socotay Haayada EUCAP
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Mudane Cabdalle Maxamed Carab, ayaa maanta kulan isbarasho iyo xog-waran ah kula qaatay Xafiiskiisa madaxda ugu saraysa Haayada EUCAP Mission oo uu hogaaminayo Madaxa Hawlgalada iyo ...
Thursday, March 6, 2025
-
Dawladda Hoose Ee Gabiley Oo Raashin U Qaybisay 700 Qoys Oo Danyar Ah.
Dawladda Hoose ee Gabiley ayaa maanta deeq raashin ah gaadhsiisay 700 qoys oo danyar ah, iyada oo la fulinayo dadaallada lagu taageerayo bulshada baahiyaha gaarka ah qaba, gaar ahaan Burhan barakaysan ee bisha Ramadaan.
Mu...
Wednesday, March 5, 2025
-
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo loo Qaaday Jiida Hore Ee Gobolka Sanaag
Cutubyo katirsan ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan gobolka sanaag ayaa loo qaaday jiida hore ee difaaca dalka halkaasi oo ay hore ufadhiyeen ciidamada madaniga ee dhawaan xukuumada somaliland qaramaysay.
https://www.yout...
Wednesday, March 5, 2025
-
Shirkii Golaha Wasiiradda Jsl Iyo Arimaha lagaga Hadlay!
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Fadhigii 11-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...
Wednesday, March 5, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Daahfuray Manhajka Waxbarasho Ee Maxaabiista Xabsiyada Ku Xidhan!
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Hargeysa, 05.03.2025
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb galay Daahfurka Siyaasadda iyo Manhajka ...
Wednesday, March 5, 2025
-
Maxkamada Sare Ee Ciidamada Jsl Oo Xukun Dil ku Riday Gacan ku dhiiglihii dhawaan Askariga Ku Diley magaalada Gabiley.
HARGAYSA(W,N)-Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku riday gacan ku dhiigle dhawaan magaalada gabiley ku diley askar katirsan ciidanka booliska iyadoo xukuno kale duwan ku riday xubno ga...
Monday, March 3, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti ka socday Haayada IOM!
Madaxweynaha Jamhuuriyaddaย Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay madax sare oo ka socotay Hayโadda IOM Mr. Manuel Marques Pereira iyo wefti u...
Monday, March 3, 2025
-
Wasiirka Wasaarada Dib Udajinta Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti ka Socday Haayada IOM!
Wasiirka wasaaradda dib-u-dejinta iyo arrimaha bani adannimada Salebaan Ducale, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Mukhtaar Cabdi Jaamac (Baaxo) ayaa qaabilay madaxda Hay'adda IOM oo uu hogaaminayo Chief of mission ka Ha...
Sunday, March 2, 2025
-
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Xafiiskooga Ku Qaabiley Gudida Diwaangalinta Dib Uhabaynta Ciidamada Jsl
WAR-SAXAAFADEEDย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย 02/03/2025
Komishanka Doorashooyinka Qaranka KDQ JSL ayaa xafiiskooda ku qaabilay Guddida DiiwaangelintaDib-u-habaynta Ciidamada Qaranka ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha JSL, Mudan...
Sunday, March 2, 2025
-
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐
Hargaysa (W,N)- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada JSL, Mudane Yoonis Axmed Yoonis, ayaa la kulmay hoggaanka ururka Suxufiyiinta JSL ee SoLJA waxaanay iska xog-warraysteen xaalada guud ee xorriyatul qawlka JSL iyo caqabadaha ku gedaam...
Sunday, March 2, 2025
-
Khabiir Michael Rubin Oo Dawlada Maraykanka Ku Booriyay In Ay Aqoonsto Jamhuuriyada Somaliland
Michael Rubin oo falanqeeya siyaasadda iyo ammaanka, ayaa ku booriyay Maraykanka inay aqoonsadaan Jamhuuriyadda Somaliland, haddii kale ay taasi faa'iido u yeellan doonto Shiinaha.
Wakaaladda wararka ee SOLNA, ayaa soo xiga...
Saturday, March 1, 2025
-
Waxka Ogow Dahabka Laga Qodo Buuraha Gobolka Awdal Iyo Qorshaha Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne Cirro!
Waxka Ogow Dahabka Laga Qodo Buuraha Gobolka Awdal Iyo Qorshaha Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne Cirro!
https://www.youtube.com/watch?v=EnfcsNvzd_E...
Saturday, March 1, 2025
-
๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐จ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ข๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ก Ee Sugan Gobolka Sanaag!
CEERIGAABO(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigaย u hoggaaminaayo ee safarka shaqo u joogay maal-mihii u dambeeyey Gobolka Sanaag ayaa maanta goob-joog ka noqdey oo ka qayb...
Saturday, March 1, 2025
-
Dawlad Sucuudiga Oo Shaacisay In Bilashada Bisha Ramadaan Laga Arkay Dalkeeda!
Dawladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda laga arkay bishii, sidaa darteedna ay ramadaantu 1 tahay Sabtida berri.
Dhinaca kale Dawladaย Somaliland ayaa wali ku hawlan raadinta Bilada Bisha Ramadaan
Wasiirka Diintaย ...
Friday, February 28, 2025
-
War Murtiyeed kasoo Baxay Shirwaynihii Qaran Ee Beeralayda Somaliland!
Hargeysa (W,N) - Shir-waynaha Beeralayda JSLย oo qabsoomay February 26 โ 27 2025, kana soo qayb galay Madaxweynah JSL, Madaxda Wasaaradda,ย Waasiirro, Hay'adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah, Khubaro kala duwan, Jamaacadah...
Friday, February 28, 2025
Next Page »
|
|