MAQAALO
-
Siyaasiyiin, Xildhibaano Iyo Waxgarad Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Shacabka Reer Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Maxamed Xaaji Cabdilaahi {Abusite} Oo Maanta ku Geeriyooday Dalka Itoobiya.
INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN;
Wasiirkii Hore ee wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgshiga Somaliland Dr Muuse Qaasim Aw cumar,
Xildhibaan Axmed Cabdi Muuse {Axmed Iniโ
Fu,aad Cabdilaahi A...
Thursday, May 8, 2025
-
Gar. Guuleed Dafac Oo Isbarbar Dhigay Sedexdii Xukuumadii Ee Somaliland iyo Siyaabihii ay Ula Dhaqmeed Madax Dhaqameedka + Halista Ay ku Yihin Dawladnimada
Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo la waydiiyay salaadiinta hawada iska maagaysa, waxa uu yidhi hadal micno balaadhan leh, balse u eeg inaan la dhaadin. Waxa uu tilmaamay in tartan ka dhex socdo dawladni...
Monday, May 5, 2025
-
Gorfeynta Qoraalkii Xog’hayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland.
Gorfeynta qoraalkan muranka dhaliyey ee uu ku baahiyey bartiisa uu kula wadaago baraha bar kulanka Xog'hayaha Guud ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, x...
Friday, February 14, 2025
-
Isbadellka Geeska, Caqabadihiisa, Collaadihiisa & Cibbaarooyinka Ku Duuggani Uma Baahna Caadifad!
Sannadihiiย uguย danbeeyeyย waxaย isbaddelย weyniย kuย yimideyย siyaasadaย iyoย amnigaย Geeskaย Afrika.ย Hogaamiyayaasha cusubย ayaaย keenayย dibย uย habeyntaย iyoย isbahaysigaย s...
Friday, January 3, 2025
-
HA LAGA TAGO SADBURSIGA!
Kitaabka (Caalamku muxuu ku khasaaray dib-u-dhicii muslimiinta) oo uu qoray Sheekha wayn ee Hindiga ah Alle ha u naxariiste ehย ( Abul Xasan Al nadawi) ayuu ku yidhi sidan soo socota:
HA LAGA TAGO...
Sunday, June 16, 2024
-
Human Rights In Crisis: The Decline Of American Ideals In 2023
Human Rights In Crisis: The Decline Of American Ideals In 2023
FOREWORD
The human rights situation in the United States worsened in 2023. Human rights are going towards increasingly greater pola...
Friday, June 7, 2024
-
๐๐ผ๐๐ผ๐ผ ๐๐ผ ๐๐๐ฟ๐๐ ๐๐ผ๐ฟ๐๐ ๐๐ผ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐๐ผ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ผ๐ผ , ๐๐ผ๐ฟ๐๐ ๐๐ผ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ผ๐๐ผ ๐๐ผ๐ผ ๐๐ผ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ผ๐ผ!
(GABILEY GOBOL U SOO KORDHAY JAMHUURIYADA SOMALILAND)
Taariikhdu waa taxane iyo tix-raac u baahan in loo dhugmo yeesho , oo la weeleeyo waxii soo jirey iyo dhacdooyinkii la soo maray.
Gabiley wa...
Wednesday, May 15, 2024
-
D A K H L I G A J A M U U R I Y A D D A S O M A L I L A N D!
A r a a r | A f e e f:
Ma yara cimriga JSL, waxa ay jirtaa 33 sano, waa rubuc qarni, lagu samayn karo horumer waara (Sustainable Development)
H o r d h a c:
Ujeedka qoraalkani waxa uu daaran...
Friday, April 19, 2024
-
Xikmadaha Laga Diiwaan-geliyay Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Qaar ka Mid Ah:
1-"Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo".
2-"Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha ...
Thursday, April 18, 2024
-
ADVICE TO ALL THOSE WHO PERFORM A POLITICAL HAJJ OR UMRA!
knowingly or otherwise, as some of our politicians unwisely do that nowadays!
PLEASE READ THE, spiritual, enlightened and KIND EXPLANATION BY IMAM "JUNAID AL BAGHDADI," BELOW
It is said that the...
Thursday, April 4, 2024
-
Qaranka La Difaacay Ee La Isku Abaal Marinayaa Mee?
โDadka Baraha Bulshada Sida Aan Habooneyn u Isticmaala Iyo Kuwa Kala fogeynta Dadka Somaliland Wadaa, Ma Qaran Bay Difaaceen?โ Mahamed Dhimbiil.
Dalkani waxa madaxweynaha jamhuuriyada Somalilan...
Saturday, March 30, 2024
-
Dalka Hooyo Soomaaliland : Ma Tahay Muwaadin Jecel Dalkiisa, Dadkiisa Iyo Dawladiisa.
Marka ugu horaysaย anigu ma ihi, shaqaale dawladeed, mid qaata mashaaricada dawlada laga qaato,ย ย ย ย ย ย iyoย mid ka ag dhow madaxda Somaliland. Lakinse waxaan ahay muwaadin dhaba oo reer Somalil...
Friday, March 29, 2024
-
REWARDING THE WRONG!
WHAT UNPREDICTABLE FAISAL CALLED certificate of honor, WE SEE IT AS A CERTIFICATE OF DISGRACE AND DECEPTION!
The main character missing in this exercise of honoring the Alictisam guys is CRIMINAL O...
Wednesday, March 6, 2024
-
2024 Sanadkii Doorashooyinka Dunida!
Sanadkan 2024 In ka badan 40 dal ayaa loo asteeyey in ay Doorashooyin ka dhacaan. Laga soo bilaabo January illaa February 10 dal ayay ka dhaceen doorashooyinโฆ waxaa lagu tilmaamaa 2024 sannadkii doo...
Wednesday, February 28, 2024
-
“Xididdada Colaadda Soomaalida!W/Q; Ibraahim Hawd.
Fadlan Si Fiican Uga Bogoย qormada Uu Qoray Ibraahim Hawd Oo Xog Badan Xambaarsan!
Khilaafka dumiyay Soomaaliya welina taagan sababtiisu waa qadiyad leh laba lakab. Ta kore waa mid ku sal leh qadi...
Friday, February 23, 2024
-
Whether There Were Triangular Relationship, Between ILHAN, Somalia Embassy In DC And The State Department Of The US Must Be Investigated Throughly As Well.
ALTHOUGH ILHAN IS CAUGHT RED HANDED, THE RELATIONSHIP SOMALIA and ILHAN HAD WITH THE STATE DEPARTMENT MUST ALSO BE DIG DEEPER.
I believe what encouraged Ilhan to utter pro somalia slogans and an ou...
Saturday, February 3, 2024
-
An Open Letter To Prime Minister Of Ethiopia, His Excellency Abiy Ahmed.
SOMALILAND, ETHIOPIAN RELATIONS
The relationship between Somaliland and Ethiopia is centuries old, thus it must continue persist and prosper.
The relationship between Somaliland and Ethiopia reg...
Sunday, December 31, 2023
-
Maxaa Ku Cusbaa Wada-hadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Djibouti?
Dalka Djibouti waxa shirar socday laba maalmood 28 iyo 29/Dec/2023 lagu gudoonsaday in dib loo bilaabo wadahadaladii Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamhuuriyada somalia oo ay ugu dambaysay 18 June 2020 ....
Sunday, December 31, 2023
-
Diinta Ilaahay Iyo Diinta Shaydaanka!
*Loolanka DIINTA XAQA AH Iyo Taย Kuhaanada Ama Sixiroolaha!
*Qof kasta oo si xun diinta u adeegsadaa waa sixirooleย waana Shaydaan, dad iyo diinba burburinaya, ALLENA WAA UU INOOGA DIGAY, Tusaalo...
Monday, December 25, 2023
-
Xiisadaha Badda-Cas Iyo Saamayntooda!
Tan iyo 15-kii December afar ka mid ah shanta shirkadood ee ugu waaweyn adduunka ee dhoofinta konteenarada, cma cgm, Hapag-Lloyd, Maersk iyo msc, waxay hakiyeen ama joojiyeen adeegyadii ay ka hayeen m...
Tuesday, December 19, 2023
-
Soomaaliland Meeday?!W/Q; Rashiid Cabdilaahi
Maalin iyo meel walba waxa warbaahinta bulsheed hortaagan (midmid iyo kooxb) kuwo odayaal qabiil sheeganaya. Waxa ay oogayaan colaad qabiil oo ku saabsan dhul iyo degaan. Qaylodhaantu waa โtolaayeey...
Saturday, December 2, 2023
More Articles
|
LATEST NEWS
-
Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Khadar Madaxtooyada Iyo Ex Wasiir Buunigii Kulmiye!
Wasiirka madaxtooyada somailand khaddar xuseen oo saka madal iskuul ka hadlayay ayaa soo jeediyay in calanka Somaliland ee lagu dabaldegayo in aan lagu qorin tawxiidka madaamada oo meelo aan haboonayn lagu tuurayo taasi oo daba so...
Saturday, May 10, 2025
-
Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo Hambalyeeyay Maayar Cusub Ee Loo Doortay D. Gabiley
GABILEY(W,N)-Madaxdhaqameedka Iyo Cuqaasha gobolka gabiley ayaa hambalyeeyay maayarka cusub ee loo doortay golaha deegaanka gabiley cabdirashiid haybe faarax (Daacad)-
Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa sabootiyay maayarkii hore...
Saturday, May 10, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐SL O๐จ Xarunta Agoomaha Ee Hargaysa ka ๐๐๐๐ก-๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐ฌ๐ค๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Maalinta Qaran ee Iskaalmaysiga Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland oo noqon doonta 10-ka bisha May, taasi oo...
Saturday, May 10, 2025
-
Madaxwaynaha jsl Oo Xadhiga ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Masaajidka ๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐๐๐ฒ๐
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maantaย xadhiga ka jaray Masjidka weyn ee ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ (๐๐๐ฌ๐ฃ๐ข๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐๐๐...
Friday, May 9, 2025
-
Xildhibaan Cabdirashiid Haybe Faarax Oo Loo Doortay Maayarka Cusub Ee Magaalada Gabiley
GABILEY(W,N)-Fadhi ay maanta iskugu yimaadeen xubno kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley islamarkaana uu gudoominayay badhasaabka gobolka gabiley ayaa waxay maayarka magaalada gabiley udoorteen xildhibaan cabdir...
Thursday, May 8, 2025
-
Gudoomiyaha Gudida Nabada Jsl Oo Sharaxaad ka Bixiyay Shaqada Ay Qaranka Uhayaan Iyo Kala Duwanaanshaha Iyaga Iyo Golaha Guurtida!
Gudoomiyaha gudida qaran ee nabada somaliland ee uu magacaabay madaxwaynaha somaliland cabdiraxmaan cirro siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada ay gudidan uqabanyso somaliland
Sidoo kale gudoomiye jirde ay...
Thursday, May 8, 2025
-
Dalalka Somaliland Iyo Ghana Oo Kala Sexeexday Heshiis Taariikhiya!
Dalal Somaliland iyo Ghana Ayaa kala sexeex heshiis muhiim ah kaasi oo ay kuwada gaadheen dalka Ghana oo ay ku sugan yihiin wafti ka socday somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=x49q8RXqUBA...
Wednesday, May 7, 2025
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa, Safar Uu Mudo Ugu Maqnaa Gobolada Bariga Kadib.
Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw-Cabdi iyo waftigii balaadhanaa ee uu hogaaminaayeyย ayaa maanta (07.05.2025) si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa .
Madaxweyne ku-xigee...
Wednesday, May 7, 2025
-
Ehelada laba Marxuum Oo Xalay Uu Qaaday Dooxa Hargaysa Oo Warbixiyay Halka Ay Marayso Baadi Goob Loogu Jiro Raadinta Maydadkoogii
HARGAYSA(W,N)-Dooxa haraysa ayaa habeenkii xalay qaaday laba xuur iyo gaadhigii ay wataan kuwaasi oo ilaa xalay lagu hawlanaa raadinta maydadkooga
Ehelada labadan marxuum ayaa sheegay in midkamid ah maydkiisii la helay halka ki...
Tuesday, May 6, 2025
-
Ciidamada Somaliland Oo Isku Diyaarinaya Xuska Munaasibada 18may Iyo Booqashada Xubno Kamid ah Xukuumada Jsl
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada kala duwan ee somaliand ayaa ku jira udiyaar garowga munaasibada qaranka somailand ee 18may kuwaasi oo sameeyay gaardis ay isku diyaarinayaa munaasibadan oo ay ciidamada kala duwan mari doonaan.
https://...
Tuesday, May 6, 2025
-
Golaha Guurtida Jsl oo Dood ka Yeeshay Xaalada Guud Ee Dalka
Mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaaย fadhigoogii maanta kaga dooday xaalada guud ee dalka iyo arimaha gudaha.
https://www.youtube.com/watch?v=nKgaDOartFo...
Tuesday, May 6, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐จ๐จ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐.
BERBERA(W,N)-Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi oo maalintii labaad ku sugan Gobolka Saaxil gaar ahaan magaalo madaxdiisa Berbera ,ayaa maanta kormeer hawleeda ku soo maray Dekedda Caalami...
Monday, May 5, 2025
-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo ka hadlay Arimo Door ah Iyo Talo Uu usoo Jeediyay Beesha Dhexe Ee Somaliland
Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha maxkamada dastuuriga ah Aadan Xaaji cali ayaa ka warbixiyay arimo badan oo uu goob joog u ahaa doorashadii udanbaysay ee somaliland ka dhacda
Sidoo kale Gudoomiye aadan ...
Monday, May 5, 2025
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Maxaabiista Somaliland Ee Ku Xidhan Laascanood Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay maxaabista Somaliland ee kuxidhan laascanood iyo kuwa reer laascanood ee Somaliland gacanta ku hayso
Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa ka hadlay mawqifkiisa ...
Monday, May 5, 2025
-
Gar. Guuleed Dafac Oo Isbarbar Dhigay Sedexdii Xukuumadii Ee Somaliland iyo Siyaabihii ay Ula Dhaqmeed Madax Dhaqameedka + Halista Ay ku Yihin Dawladnimada
Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo la waydiiyay salaadiinta hawada iska maagaysa, waxa uu yidhi hadal micno balaadhan leh, balse u eeg inaan la dhaadin. Waxa uu tilmaamay in tartan ka dhex socdo dawladnimada iyo odayada madaxda ka ah...
Monday, May 5, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ-๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Danjire Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta si rasmi ah u soo afmeeray Shirweynihii Nabadaynta Beelaha walaalaha ah uga socday deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag kaasi oo ...
Saturday, May 3, 2025
-
Suldaan Mawliid Cali Ibraahim โSabayseโ Oo Soo Bandhigay Sobobaha Uu Ku Noqonaya Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Muuse
HARGAYSA(W,N)-Suldaan mawliid cali ibraahim sabayse oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa markii ugu horaysay soo bandhigay sobobaha uu ku noqonayo suldaan guud ee beesha sacad muuse
Sidoo kale suldaan mawliid ayaa marka...
Saturday, May 3, 2025
-
Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Shacabka Reer Ceel Afwayn, Sheegayna ka Xukuumad Ahaan In Ay Fulinayaan Go,aamadaasi!
CEEL AFWAYN(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Amb Maxamed cali Aw cabdi oo maanta soo xidhay shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee ceel afwayn ayaa dardaaran culus ujeediyay isagoo faray in ay fuliyaan go,aamadaa kazoo ba...
Saturday, May 3, 2025
-
Waraysi Xasaasiya Oo La layeeshay Ex Gudoomiye Xinif Iyo Xogaha Uu Bixiyay Waxyaabihii Keenay Guuldaradii Xisbiga Kulmiye.
Gudoomiyihii hore ee haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha cabdikariim axmed maxamed โxinifโahna xubin katirsan gudida fulinta ee xisbiga kulmiyeย ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay kaga waramay waxyaabihii ...
Friday, May 2, 2025
-
11 Agaasime Guud Iyo Kulankii Bulshada Reer Gabiley +Arimaha Wax laga waydiiyay
GABILEY(W,N)-Waxaa habeenkii xalay magaalada gabiley ka dhacay kulan udhexeeya bulshada reer gabiley iyo 11Agaasime guud oo katirsan wasaaradaha xukuumada Somaliland ee uu gadhwaydeenka ka yahay madaxwayne cirro
Kulan oo uu aga...
Friday, May 2, 2025
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda dib-u-dajinta JSL Oo Kormeer kusoo Maray Kaamka Barakacayaasha Ee Degmada Madheera
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dib-u-dajinta iyo arrimaha Bani'aadannimada JSL Mukhtaar Cabdi Jaamaca (Baaxo) iyo wafti uu hogaaminayo oo kormeer indho indheyn ah ugu tagayย kaamka Barakacayaasha ee Mandheera.
Halkaas oo uu kul...
Wednesday, April 30, 2025
-
Shirkii Golaha Wasiiradda Jsl Ee Galabta Iyo Nuxurka Arimaha Lagaga Hadlay!
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Hargeysa, 30.04.2025 Fadhigii 18-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxma...
Wednesday, April 30, 2025
-
Somaliland Iyo Maamulka G. Puntland Oo Iswaydaarsaday Maxaabiis Iyo Qaabkii Ay Ula Kala Wareegeen!
HARGAYSA(W,N)-Dawlada Somaliland iyo maamul goboleedka Punthland ayaa maanta iswaydaarsaday maxaabiis kuwaasi oo lagu kala qabsaday dagaalkii gobolka sool
Maamulka punthland ayaa iyagu soo daayay 15maxbuus oo reer sommaliland a...
Wednesday, April 30, 2025
-
Kalfadhigii 13aad Ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Si Rasmi ah U Furmay.
Kalfadhigii 13aad ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa saaka si rasmi ah uga furmay hoolka Golaha Deegaanka, iyada oo ay kasoo qaybgaleen badiba Mudanayaasha Golaha Deegaanka Gabiley.
Fadhigan ayaa ujeedadiisu ahayd in ...
Tuesday, April 29, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Shirwaynaha Horumarinta Ganacsatada Yar Yar Ee Somaliland
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta ka qayb galay Shirweynaha Horumarinta Ganacsatada Yaryar iyo kuwa Dhexe ee...
Tuesday, April 29, 2025
-
Wasiirka Abniga Gudaha Jsl Oo Soo Saaray Amaro ka Dhan ah Dadka Ajaanibka ah Iyo Mudada Loo Qabtay In Ay Dalka kaga Baxaan!
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland ayaa amar ku soo saartay in berri laga bilaabo ay dalka ka baxaan dadka ajaanibta ah ee aan sharciga haysan kuwaas oo loo qabtay muddo saddex maalmood ah.
Warqad uu ku saxeexan y...
Tuesday, April 29, 2025
More News
|
NEWS ENGLISH
|
XAYAYSIIS
|