|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Baaq Udiray Dhalinyarada Reer Gabiley Iyo Wuxu Daaran Yahay!
May 4, 2022 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland Eek u dhaqan dalka dibadiisa Ayaa fariin xog waran, hogo tusaaley iyo talo soo jeedin iskugu Jirta udiray dhalinyarada reer gabiley oo xisbiyada siyaasada Kala taageersan kana hadlaya taariikh aanay haynin xaqiiq deeda. Sidoo kale prof meecaad ayaa dhalinyrada reer gabiley ee ku kala jirta sedex xisbi qaran ugu baaqay in ay midays naadaan danta gabiley. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO;-Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Ka Cabanaya Biyo la’Aan Soo food Saar... Sharciga Somaliland Muxuu ka Qabaa In Abwaan Cabdiraxmaan Abees Lagu Xukumo Sannad Iyo Lix Bilood? DAAWO;Afhayeenka Madaxtooyada Oo si Adag Uga Jawaabay Eeddo Xukuumada Iyo Xisbiga KULMIYE Uga Yimid ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|