|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Jsl Iyo Duulaano Qorshaysan Oo Lagu Soo Qaaday Qarannimada Somaliland.
August 27, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka khilaafka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada, abaabulka shacabkii ku dhintay mudo haraadada Sidoo kale prof meecaad ayaa soo bandhigay duulaano lagu soo qaaday qadiyada Somaliland kuwaasi oo ay fulinayaan dad xisbiyada taageera kuna baahiyeen qoraalo ay wadamada Somaliland taageera ku socod siiyeen. Dhanka kale prof meecaad ayaa ka hadlay talo soo jeedintii gudida ganacsatada iyo qaabka ay ushaaciyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Maxaad Kala Socotaa Ninka Soomaaliya U Kiraysatay Inuu La Dagaalamo Heshiiska Iskaashiga Somaliland ... DAAWO;-Maamul Goboleedka Puntland Oo Soo Bandhigay Qaarkamid Ah Dhalinyaradii Eretariya Tababarka Lo... Isku EKaanshaha Hogaaminta Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xukuumadii Riyaale Ee Dhinaca Dawladaha Hoose I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|