Hargeysa (WJN) – Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay saaka yeesheen islamarkaana uu shir-gudoominayay guddoomiyaha golahaasi, waxa ay Xildhibaanadu dood adag ka yeesheen xaalada Waxbarasho dalka, Iyagoona ku baaqay in waxlaga qabto tayada Waxbarashda dawliga ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com