WAJAALE NEWS

”Qofku Marka Uu Umada Ushaqaynayo, Waala Ogol Yahay In Uu Wax Dhandhamiyo” Wasiir Koore Oo Sicad Dhiirigaliyay Musuq Maasuqa.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada  Warfaafinta Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Cali Koore Ahna Afhayeenka Xukuumada oo ka hadlay munaasibad lagu Daahfurayay agabka badqabka baabuurta ayaa si cad udhiiri galiyay masuq maasuq iyo wax isdaba marinta ay ku kacaan masuuliyiinta xukuumada iyo shirkadaha la siiyay qandaraaska gaadiidka isagoo sheegay in qofku umada ushaqaynayo la ogol yahay in Uu wax Ka dhandhamiyo  amaba wax la leexsado taasi oo noqonaysa in xukuumada raali ka tahay xatooyada xoolaha umada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version