WAJAALE NEWS

Badhasaabkii Gobolka Togdheer Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga Oo Xaalad Caafimaad Loo Geeyay.

ANKARA(W,N)-Alle ha Unaxariistee Waxaa Caawa fiidkii dalka ku turkiga ku geeriyooday badhasaabkii gobolka togdheer Marxuum Xamse Maxamed Cabdi Oo maanta xaalad caafimaad loogu qaaday Dalka Turkiga oo caawa fiidkii uu xaqii ku helay.

Badhasaabka gobolka togdheer ayaa mudo xaalad caafimaad ujiifay cisbitaalka magaalada hargaysa .

Alle ha unaxariistee marxuum xamse maxamed cabdi ayaa xilal kala duwan oo badhasaabnimo kasoo qabtay gobolada gabiley iyo togdheer.

Wixii faah faahin ee kasoo baxa geerida badhasaabkii gobolka togdheer marxuum xamse oo caawa fiidkii kugeeriyooday magaalada ankara ee dalka turkiga

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

Exit mobile version