WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Markale Ku Celiyay In Abaaro Baahsani Ay Ka Jiraan Deegaanada Awdal

Borama (W,N):- Badhasaabka Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali oo maanta kulan la yeeshay Hay’addaha kala duwan ee ka hawl gala Gobolka awdal Ayaa waxaa uu markale ku celiyay in guud ahaan Deegaanada kala duwan Xeebaha ee ku teedsan Gobolka Awdal ay wali ka sii taagan yihiin qaybo ka mid ah Deegaanadaasi Abaarihii baahsanaa ee baabiyay Dad iyo duunyaba wixii ku dhaqnaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version