WAJAALE NEWS

Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Saxaafada Aduunka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgalay!

HARGAYSA(W,N)-Munaasibada xuska maalinta caalamiga ah ee saxaafada Aduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro xukuumada katirsan iyo madaxda asxaabta mucaaridka Somaliland.

 

Exit mobile version