Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Saxaafada Aduunka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgalay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Saxaafada Aduunka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgalay!
May 4, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibada xuska maalinta caalamiga ah ee saxaafada Aduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro xukuumada katirsan iyo madaxda asxaabta mucaaridka Somaliland.

 

COMMENTS
LINKS