WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Hanjabaad Maalintii Shalay Kasoo Yeedhay Jaadlayaal Reer Burco Ah

BURCO(W,N)-Maamulka gobolka togdheer ayaa ka hadlay hanjabaad maalintii shalay kasoo yeedhay rag hubaysan oo sheegay in qaadka miirooga ee kasoo dega burco cidkale la siiyay kuna hanjabay in aanay diyaarada keentaa kasoo degi karin madaarka burco

Badhasaabka gobolka iyo taliyaha ciidanka ayaa sheegay in aanay jirin wax amaan daro ah oo ka jirta madaarka burco islamarkaana talaabo laga qaadi doono cidkasta oo isku dayda in ay dhaawacdo abniga gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version