WAJAALE NEWS

DAAWO;-Haweenka Magaalada Boorama Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Kasoo Gaadho Dhul Boobka Maayirka Iyo Saylici.

BOORAMA(W,N)- Qaarkamid ah  Haweenka ku dhaqan magaalada  Boorama ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ugu Baaqay inuu kasoo gaadho Maayirka iyo Madaxweyne ku xigeenka oo ku sameeyey barakicin iyo dhulboob.

Sidoo kale haweenka ayaa sheegay hadii madaxwayne biixi kasoo gaadhi waayay labadan masuul in ay udacwoon doonaan farmaajaha Somaliya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version