WAJAALE NEWS

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Buug Uu Abwaan Gorgorka Ka Qorayo Dhaqanka Umadda Soomaaliyeed!

HARGAYSA(W,N)-Suldaan maxamed cabdiqaadir suldaanka guud ee beelaha Somaliland ayaa ka hadlay buuq laga qorayo dhaqanka umada somaliyeed iyo saldanadihii dhaqan ee ka jiray gayiga somalida

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version