HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maalgashiga caalamiga ah ee Somaliland Cabdilaahi Cabdi Aare ayaa warbixiyay qorshayaasha wasaarada ee ay udiyaariyeen sidii loo maalgashan lahaa dalka
Sidoo kale wasiirka maalgashiga ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan diyaarinayaan dhulkii ay degi lahaayeen maalgashadayaasha iyo warshaduhu.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;