HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta JaamacMaxamuud Cigaal oo horyimid gudida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ayaa ka warbixiyay qorshaha wasaarada ee macdanta iyo Arimaha dhextaagan shirkadaha laydhka bixiya ee caasimada hargaysa.
Xildhibaanada golaha guurtida ayaa su,aalo kulul la boobay wasiirka kuwaasi oo la xidhiidha khilaafka shirkadaha laydh oo qaarkamid ahi cabasho ka mujiyeen wasaarada oo ay sheegeen in ay shirkad gaar ah u xaglinayso
HALKANKA KA DAAWO SU,LAAHAHA AY XILDHIBAANDA WAYDIIYEEN WASIIRKA IYO JAWABAHA UU KA BIXIYAY!