WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayay Oo Gaadhay Magaalada Boorama.

BOORAMA(W,N) Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland Prof Aadan Xaaji Cali iyo xubno katirsan gudida maxkamada sare oo maalmihii udanbeeyay hawlo shaqo ujoogay gobolka gabiley ayaa waji labaad ee shaqadooda ka bilaabi doona gobolka awdal oo ay maanta gaadheen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version