Hargeysa (WJN)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro) oo khudbadii Jimcaha ee maanta ka jeedinayay mid ka mid ah Masaajida Hargeysa, ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta lunsiga hantida umada.
Dhinaca kale Sheekh Aadan Siiro, ayaa ka hadley lacagtii 80-ka milyan ee daynta ahayd, Isagoona sidoo kale sheegay in Shirkada Dp World aanay ilaa hada wax muuqda aanay ka qaban dekeda magaalada Berbera
Halkan hoose ka daawo muuqaalka