|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Aadan Siiro oo Ka Hadley Lunsiga Hantida Umada, 80-kii Milyan Ee Daynta iyo Shirkada Dp World
February 15, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro) oo khudbadii Jimcaha ee maanta ka jeedinayay mid ka mid ah Masaajida Hargeysa, ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta lunsiga hantida umada. Dhinaca kale Sheekh Aadan Siiro, ayaa ka hadley lacagtii 80-ka milyan ee daynta ahayd, Isagoona sidoo kale sheegay in Shirkada Dp World aanay ilaa hada wax muuqda aanay ka qaban dekeda magaalada Berbera
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Siyaasi Cali Guray Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Isagu Gabay Doorkii Od... Daawo; Safarkii Madaxweynaha iyo Cayaartii Kulmiye Ee dhexmaraysey Xirsi & Muuse Waxa Guushii Raacda... Xildhibaan Khadar Guun Oo Ka Hadlay Xadhiga Gaashaanle Sare Faysal Xiis, Eedo Culusna Ujeediyay Tali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|