Gollaha Wakiiladda Somaliland oo Dood Adag Ka Yeeshay Khilaafka Xisbiyadda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gollaha Wakiiladda Somaliland oo Dood Adag Ka Yeeshay Khilaafka Xisbiyadda
July 2, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Fadhigii ay saaka yeesheen Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland oo shir-gudoominayay guddoomiyaha golhaasi Baashe Maxamed Faaarax, ayaa Xildhibaanadu waxa ay dood adag ka yeesheen xaalada guud ee dalka, khilaafka Xisbiyada qaranka iyo arimo kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS