WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Adag Ka Yeeshay Xaalada Nabada Geliyo Ee Gobolada Salal iyo Sanaag

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargeysa (WJN)- Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland oo maanta yeeshay Kal-fadhigoodii 70Aad oo uu shirgudoominayay gudoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa ay mudanayaashu dood xaasaasiya ay ka yeesheen xaalada nabada geliyo ee gobolada Selel iyo Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version