HARGAYSA(W.N) Safiirk Somaliland ufadhiya Dalka emaraadka xasan hirad ayaa waraysi lalayeeshay waxlagaga waydiiyay wakhtiga kama danbaysta ah ee la bilaabayo balaadhinta dekeda berbera
Sidoo kale safiirka ayaa ka hadlay dawlada emaraadka oo ogolaatay in dalkeeda loogu safro basportka somaliland iyo arimo kale oo muhiim ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/mqdlM-YVPh8