WASHINGTON(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland iyo Wafti uu hogaaminayay oo shalay galinkii danbe ka Anbabaxay dalka kuna sii jeeda dalka maraykanka oo lafilayo in uu saacadaha soo socda gaadho kadib marti qaad uu ka helay dalka maraykanka ayaa la shaaciyay cida uu la kulmayo
Xoghayaha gaarka ah ee Madaxwaynaha jsl Mubaarik ismaaciil Cabdi Taani ayaa shaaciyay cida uu la kulmayo madaxwaynuhu inta uu ku sugan yahay dalka maraykanka isagoo qoraal uu kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay twiterka
Halkag ka eeg Qoraalkan oo Faah Faahsan;