DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Safiirka Somaliland Ufadhiya Emaraadka Iyo Arimo Doorka Ah Wax laga Waydiiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Safiirka Somaliland Ufadhiya Emaraadka Iyo Arimo Doorka Ah Wax laga Waydiiyay.
November 9, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N) Safiirk Somaliland ufadhiya Dalka emaraadka xasan hirad ayaa waraysi lalayeeshay waxlagaga waydiiyay wakhtiga kama danbaysta ah ee la bilaabayo balaadhinta dekeda berbera

Sidoo kale safiirka ayaa ka hadlay dawlada emaraadka oo ogolaatay in dalkeeda loogu safro basportka somaliland iyo arimo kale oo muhiim ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/mqdlM-YVPh8

COMMENTS
LINKS