WAJAALE NEWS

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Safiirka Somaliland Ufadhiya Maraykanka Iyo Arimaha Uu Kaga Xog Waramay.

HARGAYSA(W,N)-Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Maraykanka Amb Bashiir Sheekh cumar good ayaa lalayeeshay Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha waxa iska badalay xidhiidhka udhexeeya Somaliland iyo maraykanka iyo waxa iska badalay intii uu xilka safiirnimo hayay.

Dhanka kale safiirka Somaliland ufadhiya maraykanka ayaa ka waramay waxyaabaha iska badalay xidhiidhka labadal iyo damaca isbalaadhinta geeska ee dalka maraykanka iyadoo Somaliland  juquraafi ahaan ku taalo bogcad muhiim u ah geeska Africa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

 

Exit mobile version