WAJAALE NEWS

Khilaaf Xoogan oo Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Beeraha Somaliland iyo Gudoomiyaha Hay”adda U Diyaar Garoowga Aafooyinka

Hargeysa (WJN)- Khilaaf xoogan ayaa waxa uu soo kala dhexgalay Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed iyo Gudoomiyaha u diyaar garoowga aafooyinka iyo kaydka raashinka Faysal Cali Sheekh, Kadib markii shalay hadalo is khilaafsan shacabka ugu direen digniin la xidhiidha roobab duufaano wata oo laga cabsi qabo inay ku dhuftaan wadamo ay Somaliland ku jirto.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version