HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasarada Ciyaaraha Somaliland mudane Boos Mire Ayaa Sheegay in Waraysi Shalay laga Qaaday ay si Khaldan u Turjumeen Warbaahintu kaasi oo lagu Sheegay in uu khilaaf soo kala Dhexgalay wasaarada maaliyada iyo Ciyaaraha
Wasiirka oo Mardhawayd Shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Beeniyay Warkaa Sheegay in Aanay jirin wax khilaafa oo ka dhexeeya Wasiirka Maliyada Iyo isaga
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;