HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saartay dagaal saaka ka dhacay magaalada laascanood kaasi oo udhexeeyay ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood
Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in kooxaha huwanta ahi saaka soo weerareen fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland ee duleedka laascanood kuwaasi oo ay kusoo garaaceen madaafiic ciidamaduna iska difaaceen weerarkaasi.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;