|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dagaal Saaka ka Dhacey Magaalada Laascaanood.
August 13, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saartay dagaal saaka ka dhacay magaalada laascanood kaasi oo udhexeeyay ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in kooxaha huwanta ahi saaka soo weerareen fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland ee duleedka laascanood kuwaasi oo ay kusoo garaaceen madaafiic ciidamaduna iska difaaceen weerarkaasi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Ay Saaka Ciidamada Jsl Kusoo Qaadeen Malee... DAAWO;-Madaxweynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Taliyihii Sirdoonka Somaliland Ee Gobolka... “Ka Aamuska Saxafiyiinta Iyo Siyaasiyiinta Xidhani, Waxa Uu Ina Gayeysiin Doonaa In Dalku Gaadho, Me... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|