Siyaasi Cismaan Kalash Oo Madaxwayne Muuse biixi Ugu Baaqay in Uu Sii Daayo Boqor Buurmadow Kuna Dhaliilay Qaabkii loo xukumay !
Hargaysa(W,N) siyaasi Cismaan Xuseen Kalash Oo kamida Siyaasiyiinta Reer Somaliland Iyo Madaxda xisbiga mucaaridka ah ee Wadani kana soo jeeda gobolada bari sool iyo sanaag ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu xoriyadiisii usoo celiyo boqor cismaan buur madow oo dhawaan lagu xukumay maxkamada magaalada Hargaysa.
Sidoo siyaasi kalash ayaa madaxwayne muuse biixi xusuusiyay Doorkii uu kulahaa doorashadii madaxtooyada ee uu muuse biixi ku hantiyay kursiga madaxwaynenimo,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;