DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan Aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee magaalada laascanood isagoo sheegay in xukuumada Somaliland ku fashilantay xal uhelida xaalada gobolka sool
Sidoo kale Boqor Buurmadow ayaa madaxwaynaha jsl muuse biixi ugu baaqay in uu iscasilo islamarkaana xilka ku wareejiyo madaxwayne kuxigeenkiisa si uu dalka doorasho ugaadhsiiyo.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;