HARGAYSA(W,N)-Suldaan maxamed suldaan cabdiqaadir ayaa shaaciyay shir beeleed aay dhawaan qabanaya kaasi oo lagaga tashanayo aayaha Somaliland
Sidoo kale suldaan maxamed ayaa sheegay in uu shirkani udhexeeyo beelaha Garxajis iyo Arab kaasi oo lagu qaban doono magaalooyinka sallaxley iyo Baligubaddle mid kood
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;