HALKAN KA DAAWO “ana waxan gartay boqor buur-madow bay barataye, maanta boqor bad-madow inaan halkan ku caleemo saaro,waanan aqoonsanahay boqornimadiisa, haddii aan anigu aqoonsadayna,Somaliland oo dhamina way aqoonsadeen boqornimadiisa” suldaan Maxamed suldaan Cabdiqaadir
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Caleemo Saaray Boqor Axmed Bad-Madow.
