GABILEY(W,N) Qaarkamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Si Adag Uga Horyimid Talaabo Uu Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi Shaqada kaga Caydhiyay Inka Badan 70 Qof oo kamida Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo sifo sharciga baalmarsan uu u eryay,
Sidoo kale Xildhibaanada ayaa Maayarka gabiley ku Dhaliilay Habka uu uga joojiyay Jaamacada Timcade Dhaqaale ay Dawlada hoose siiso.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.