Arabsiyo(W,N)- Gudoomiyaha warshada daqiiqda ee boodhari mills cabdiraxmaan sheekh axmed nuur ayaa ka warbixiyay gabo gabada dhamaystirka warshada daqiiqda.
Sidoo kale gudoomiye cabdiraxmaan ayaa indho indhayn ku tagay dhul beereedyo ay doonayaan in maal galin kusameeyeen, kaasi oo beeralayda dalka lagu samaynayo maal galin wax soo saar.
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;
https://youtu.be/0FNZcWd54Ew