WAJAALE NEWS

Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Dagaalkii Maanta, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo.

LONDON(W,N)-Boqor cismaan aw maxmuud oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay dagalkii maanta ee gobolka sool oo lagu qabtay saraakiil ciidamada qaranka katirsan iyagoo kazoo baxayna fadhigoodii gooje cade isagoo oo sheegay in ay tahay taladii muuse biixi

Sidoo kale buurmadow ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu xilka iska casilo madaamada oo uu ku fashilmay hogaamintii qaranka isagoo usoo jeediyay in uu madaxwayne kuxigeenka ku wareejiyo madaxwayne kuxigeenkiisa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version