WAJAALE NEWS

Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo Sheegay in Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ku Mashquushay Burburinta Shirarka Beelaha

Hargeysa (WJN)- Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi looga fadhiyey inay wax wayn dalka iyo dadka ka qabato, isla markaana horumar iyo ku dhaqanka sharciga hirgeliso, hase-yeeshee, aan looga fadhiyin inay ku mashquusho burburinta Shirarka Beelaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version