ADIS ABABA(W,N)-Baarlamaanka federaalka dalka itoobiya ayaa loo doortay Gudoomiye Cusub Kadib markii Gudoomiyhii hore Ee Baarlamaanka Dalka Itoobiya Iscasishay.
Aadan faarax Ibraahim Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka itoobiya ayaa noqonaya qofkii ugu horeeyay ee somali ah ee loo doortay Xilka Gudoomiyaha baarlamaanka Itoobiya isagoo Wakhitgan ahaa Madaxwayne kuxigeenka Ismaamulka Somalida Itoobiya.
Mudane Aadan Faarax Ibraahim ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay ismaamulka somalida itoobiya isagoo soo noqday Maayarka Magaalada Dhiri dhaba.
HALKAN KAGA BOGO TAARIIKHDA GUDOOMIYAHA CUSUB EE BAARLAMAANKA DALKA ITOOBIYA;