WAJAALE NEWS

Maamulka Shirkada Dahabshiil Oo Buundo Casriya Ka Hirgaliyay Magaalada Burco

BURCO(W,N)-Shirkada dahabshiil ayaa magaalada burco ka dhistay biriij casriya kaasi oo baahi wayn uqabeen bulshada ku dhaqan magaalada.

Gudoomiyaha guud ee shirkada dahabshiil group maxamed siciid ducaale ayaa xadhiga ka jaray biriijkan ay hirgalisay shirkadiisu waxaa sidoo kale munaasibadan kasoo qaybgalay maamulka gobolka togdheer iyo ka degmada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version