DUBAI(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaaf udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale bqor buurmadow ayaa madaxwayne biixi ku tilmaamay masuul aan tudhaale lahayn islamarkaana soomaliland looga cabsi qabo in uu halis galiyo
Dhanka kale boqor buurmadow ayaa gudoomiyayaasha golaha guurtida iyo wakiilada ugu baaqay in ay dalka ka badbaadiyaan halis uu galiyo muuse biixi.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;