Hargaysa(w.n) Hooyo Canab Samatar Cabdi oo ah hooyo ku nool magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada shacabka kasoo horjeedka macradka baabuurta ee good ayaa cabasho xoogan ka muujisay dhisme ay leedahay oo ay sheegay in ay ku haystaan masuuliyiinta shirkada shidaal ee red sea kaasi oo ay ku andacootay in laba maqsin oo ay ku leedahay halkan ismarkaana ku horyaala guri dawladeed oo ay dhawaan iibsadeen shirkada red sea
Halkan hoose ka daawo
https://youtu.be/YuEoSWkbf6Y