BORAMA(W,n) Suldaanka Guud Ee Beelaha Samaroon DAAWO ; Suldaanka Guud Ee Beelaha Samaroon Suldaan Saleebaan cali Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Deeganada Dila iyo Borama halkaasi oo shacabkii soo dhaweeyay ujeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa Kuna Dhawaaqay Xisbiga Uu Taageersan Yahay Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada Somaliland.