Suldaanka Guud ee beesha habar yoonis suldaan cismaan suldan madar ayaa si adag uga hadlay xaalada ceerigaabo iyo go,aankii kazoo baxay shirkii beelaha warsan gali iyo dhacdadii shacabka lagu xasuuqay ee deeganka dawlad deegaanka somalida ee dacawaley
Sidoo kale suldaan cismaan ayaa shacabka gobolka sanaag ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan in ay isdifaacaan.