WAJAALE NEWS

Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Jabhad Lagaga Dhawaaqey Buuhoodle

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi), ayaa waxaa uu maanta ka hadley Jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Buuhoodle oo la magacbaxday SSC.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version