Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Jabhad Lagaga Dhawaaqey Buuhoodle | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Jabhad Lagaga Dhawaaqey Buuhoodle
December 16, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi), ayaa waxaa uu maanta ka hadley Jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Buuhoodle oo la magacbaxday SSC.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS