WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Dab-damiska Somaliland Oo ka Hadlay Dabkii Qabsaday Gurigii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa(W,N)-Taliyaha ciidanka Dab-damiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Sawaaxili ayaa ka haddlay dab maanta qabsaday gurigii wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version