WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Cambaareeyay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Suxufiyad Bushaaro Baaday.

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa canbaareeyay xadhiga xukuumada somaliland kula kacday suxufiyad bushaaro baaday oo habeenkii xalay lagu xidhay magaalo xuduudeedka wajaale maanta loo soo gudbiyay dhinaca magaalada hargaysa taasi oo ay hada ku xidhan tahay saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa.

Qoraal uu soo saaray xoghayaha cadaalada ee xisbiga wadani ayaa lagu canbaareeyay xadhiga wariye bushaaro baaday kaasi oo u ku tilmaamay in uu yahay mid sharci daro ah.

 

 

Exit mobile version