Hargeisa(W.N):-Gaadiidlayda yaryar ee tagaasida loo yaqaano ee Magaalada Hargaysa ayaa waxa ay si adag uga hor yimaadeen go’aan kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan