WAJAALE NEWS

DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.

BURCO(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha somaliland suldaan daa,uud suldaan maxamed cabdiqaadir iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada buro.

Maayarka magaalada burco iyo madaxdhaqameed iyo boqolaal kamid ah shacabka burco ayaa qayb ka ahaa soo dhawaynta suldaanka oo ka qaybgalaya shirka beelaha garxajis oo maalinta bari ah ka furmaya magaalada burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version